dhaylaqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dh. ah: weyl yar oo caato ah oo sacii laga maalay ee aan lagu dayn.
ahQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Macnaha:(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.ld aah.