dhaymoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:1. Marinta dawo meel bugta la mariyo. 2. Dufan weelasha iyo alaabta dusha laga mariyo. 3. ld dhayid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhayidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhay4. ld dhaymo (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0