dhayidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhay4. ld dhaymo (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Lega xoolaha oo la kala baray barkii. 2. Dh. ah: meel bannaan oo aan geedo lahayn. 3. Dh. ah: meel biyo qabatin leh oo beerashada ku wanaagsan. 4. ld dhayid.1. Dh. ah: caano markaa la lisay oo aan weli suusacin. 2. Dh. ah: badar saafi ah oo sabuulkii laga sukulay. ld dhaay.Geed nagaar yar, laammo aan lahayn oo caleemo balballaaran oo xooluhu cunaan leh.1. Nafley cadho qabto daweyn. 2. Boog iwm daawo marin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0