dheddinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Geed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka dhagaxa leh oo dhala malmal. ld dhiddin.