dheehidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dheeh². ld dheeh¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dheehQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Lakab xalleefsan oo alaabta biraha, dhoobada iwm dusha laga mariyo oo dhawraarin iyo qurxin looga dhigo. 2. Dhammaajo (xabog). 3. ld dheedid.1. Bir, dhoobo iwm lakab xalleefsan oo dhawraarin iyo qurxin looga dhigayo dusha ka marin. 2. Wax xabag dhammaajo marin. 3. Wax dhafid. 4. Cid si fiican ula dhaqmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00