dheeh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Lakab xalleefsan oo alaabta biraha, dhoobada iwm dusha laga mariyo oo dhawraarin iyo qurxin looga dhigo. 2. Dhammaajo (xabog). 3. ld dheedid.
  2. 1. Bir, dhoobo iwm lakab xalleefsan oo dhawraarin iyo qurxin looga dhigayo dusha ka marin. 2. Wax xabag dhammaajo marin. 3. Wax dhafid. 4. Cid si fiican ula dhaqmid.