dheelmataanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Socod habeenkii la socdo. ld dheelmasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dheelmashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dheelmo. ld dheelmad, dheelmataan, dhelmatiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00