dheelmashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dheelmo. ld dheelmad, dheelmataan, dhelmatiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dheelmoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-maday, -matay)Macnaha:Habeen socosho; guurayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dheelmadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dheelmasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dheelmataanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Socod habeenkii la socdo. ld dheelmasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00