dheerow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-raaday, -raatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax dhererkiisu kordhay noqosho. 2. Ku dh.: wax muddo dheer ku qaadasho. Tus. “Shirkii waa lagu dheeraaday”. 3. Wax meel ka durkay noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur