dheg-kafaarsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. ld dhakafaarsan.

dhakafaarsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax dhakafaaray ahaansho. ld dheg-kafaarsan, dhekafaarsan.