dhegacuslaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhegaculus. ld dhegaculays, dhegacuslaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhegaculus

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-uslaa, -uslayd)

Macnaha:

  1. Qof aan si fiican dhegaha wax uga maqlin ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhegaculays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhegacuslaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhegacuslaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhegacuslow. ld dhegacuslaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur