dhegacuslaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhegacuslow. ld dhegacuslaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhegacuslow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-laaday, -laatay)

Macnaha:

  1. Qof aan dhegaha si fiican wax uga maqlin noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhegacuslaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhegaculus. ld dhegaculays, dhegacuslaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur