dhegyar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nooc fallaarta dhegta leh ka mid ah oo yar.
  2. (c.nafl.) Qaybta wadnaha oo ku soo shubma dhiigga ogsijiinka leh ee ka immaanaya wadnaha inta aan loo gudbin jirka intiisa kale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur