dheregdhacsashoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:eeg dheregdhacso. ld dheregdhacsad, dheregdhacsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dheregdhacsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Wax dheregta yareeya ama babbi'iya sameyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dheregdhacsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dheregdhacsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dheregdhacsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dheregdhacsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00