dheregdhacso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax dheregta yareeya ama babbi'iya sameyn.