dheriqoreQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Macnaha:Ninka dheryaha ama dheriyada sameeya. ld dheryadhoob.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dheryadhoobQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-byo, m.dh)Macnaha:Dheriqore.Lamidka: DheriqoreSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00