dheryadhoob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dheriqore.

Lamidka: Dheriqore

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dheriqore

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Ninka dheryaha ama dheriyada sameeya. ld dheryadhoob.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur