dhexgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhexdhexaadinta laba dhinac oo wax isku haysta. ld dhexgelid.(fiis.) Dh. ileyska: firidhsanka ileys noqodka oo ay sababtay dusha xanafta leh ee uu ileysku abbaaray ama ku dhacay.(fiis.) Dh. milannada: habka walxaha kala duwani ay isugu qasmaan, ayna ugu wacantahay socodka saxarrada (sida atamyada, ayoonnada) ay ka koobanyihiin.1. Laba dhinac oo is haya dhexdhexaadin. 2. Wax gudahiisa gelid.