dhibcid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhibic².

dhibic

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-bco, m.l)

Macnaha:

  1. 1. In yar oo hoore qaab kankoonsan leh oo meel ka soo go'a. 2. Tirada tartan, imtixaan, ciyaar iwm laga keeno. Tus. “Cali imtixaanka wuxuu keenay konton dhibcood”. 3. Roob xoog leh. 4. Joogsi.
  2. In yar oo hoore ah, qaab kankoonsan leh meel ka soo tifqid.