tif
Qaabnax: m.dh/l
Macnaha:
- 1. (-faf, m.l) T. ah: wax buuxa oo aan dhinnayn. 2. Cad ama daliig dun ah ama caws. 3. Dhibcidda.
- Cod lagu muujiyo dhibcidda.
- 1. Qori wax dhuuban ka dhigid. 2. Wax duf ka rifid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

