dhifadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Si kedis ah oo xoog badan wax u jiidid. 2. ld dhifasho. ld dhufad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhifashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhifo. ld dhifad, dhufad, dhufasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhufadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhifasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0