Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg dhifo. ld dhifad, dhufad, dhufasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-ftay, -fatay)
Macnaha:
1. (f.g) Si xoog iyo dhaqso leh wax u jiidid. 2. (f.mg) Ku dh.: wax, wax la dhicid. 3. (f.mg) Ku dh.: maanso ku luqayn. 4. (f.mg) Isku dh.: laba tiro tarankooda soo saarid. 5. (f.mg) Carrabka ku dh.: wax soo hadal qaadid. ld dhufo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur