dhifsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhifso. ld dhifsad, dhiftin, dhufsad, dhufsasho, dhuftin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhifso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Si xoog iyo dhaqso leh wax u jiidasho. ld dhufso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhifsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhifsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhiftin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Guntinta xarigga in yar oo ka soo taagan oo la jiido marka la rabo in deg-deg loo furo. ld dhifsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhufsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhifsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhufsasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhifsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhuftin