dhiftinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Guntinta xarigga in yar oo ka soo taagan oo la jiido marka la rabo in deg-deg loo furo. ld dhifsasho.
dhifsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhifso. ld dhifsad, dhiftin, dhufsad, dhufsasho, dhuftin.