dhiibid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhiib. ld dhiibis².

dhiib

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1

Isrogrogga: (-bay, -btay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax la hayo qof kale gacanta u gelin. 2. (f.g) Lacag, mushaar, deyn iwm bixin. 3. (f.mg) Is dh.: cid isu gacan gelin. 4. (f.mg) U dh.: cid wax u dirid.

dhiibis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhiibin.
  2. ld dhiibid.