dhiigbax
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dhiig badan oo oogada meel ka mid ah ka yimaada. 2. ld dhiigbixid.
- (daaw.) Dhiig badan ka yimaada xidid go'ay gudaha ama xagga sare ee jirka.
- (daaw.) Dhiig badan oogada meel ka mid ah ka imaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

