dhiigbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhiigbax³. ld dhiigbax¹ (2).

dhiigbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhiig badan oo oogada meel ka mid ah ka yimaada. 2. ld dhiigbixid.
  2. (daaw.) Dhiig badan ka yimaada xidid go'ay gudaha ama xagga sare ee jirka.
  3. (daaw.) Dhiig badan oogada meel ka mid ah ka imaansho.