dhiigid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. eeg dhiig². 2. ld dhiigaabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhiig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya. 2. Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl. 3. Dil.
  2. 1. Dhiig sii deyn. 2. ld dhiigow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhiigaabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhiigow. ld dhiigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur