dhiigsiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dhiigsiis. eeg dhiigsii. 2. Dhiig ku shubid.

dhiigsiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhiigsiin (1).

dhiigsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ku shubidda qof dhiig ku yaraaday lagu shubo; dhiig.