dhiigsiiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Ku shubidda qof dhiig ku yaraaday lagu shubo; dhiig.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhiigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya. 2. Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl. 3. Dil.1. Dhiig sii deyn. 2. ld dhiigow.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00