dhiinbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld liinbax¹.ld liinbax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
liinbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Mayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo. ld dhiinbax¹.Dhar iwm midabkooda dhaqmid marka biyo la geliyo. ld dhiinbax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0