liinbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Mayrmidda dhar iwm midabkoodu mayrmo marka biyo la geliyo. ld dhiinbax¹.
  2. Dhar iwm midabkooda dhaqmid marka biyo la geliyo. ld dhiinbax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhiinbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld liinbax¹.
  2. ld liinbax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur