dhillisnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhillisan. ld dhiliq-sanaan, dhiliqsanaansho, dhillisnaansho.

dhillisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan.

dhiliqsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhillisnaan.

dhillisnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhillisnaan.