dhillisanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhiliqsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:ld dhillisan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0