Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg dhimman. ld dhimmanaansho, dhinnaan, dhinnaan- sho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-manaa, -manayd/-minnaa, -minnayd)
Macnaha:
Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur