Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine
Macnaha:
eeg dhimmanow. ld dhimmanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3
Isrogrogga: (-naaday, -naatay)
Macnaha:
Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho. ld dhinnow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur