dhimmanow

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho. ld dhinnow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhinnow

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. ld dhimmanow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur