dhinmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhiman².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dhimanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(baay.) Marka la sharxayo bu', unug, ama noole leh hal urur oo koromosoomyo aan lamaanayn.1. Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho. 2. Qof waalan noqosho.1. Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho. 2. Qof waalan ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00