dhowee

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax, wax kale ag geyn. 2. (f.g) Cid sagootiyid. 3. (f.g) Cid martigelin. 4. (f.g) Weel wax lagu shubay muggiisa in yar ka dhinmid. 5. (f.mg) Soo dh.: cid qaabilid. ld dhawee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhawee

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)

Macnaha:

  1. ld dhowee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur