dhirbaax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dharbaaxo.
  2. ld dharbaax².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dharbaaxo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Sacab furan oo si xoog leh wax loogu dhufto. ld dharbaax¹, dhirbaax¹, dhirbaaxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dharbaax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dharbaaxo.
  2. Wax dharbaaxo ku dhufasho. ld dharbaaxee, dhirbaax², dhirbaaxee.