dharbaaxoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Sacab furan oo si xoog leh wax loogu dhufto. ld dharbaax¹, dhirbaax¹, dhirbaaxo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dharbaaxQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dharbaaxo.Wax dharbaaxo ku dhufasho. ld dharbaaxee, dhirbaax², dhirbaaxee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhirbaaxQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dharbaaxo.ld dharbaax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhirbaaxoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dharbaaxo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0