dhirfi

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Is dh.: qof caraysan iska dhigid. 2. Ka dh.: cid ka xanaajin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur