Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg dhirfi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
1. Is dh.: qof caraysan iska dhigid. 2. Ka dh.: cid ka xanaajin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur