dhirifQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Caro; xanaaq.Dhirif dareemid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
caroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan ama qadaf lagu sameeyo.Caro gelid; xanaaqid; camashood.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
xanaaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Caro; dhirif; dhiidhi.Caro muujin (qof); carood; dhirifid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0