dhisaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhisaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhisaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dh. ah: xirmooyin dhis, sisin iwm oo meel ku urursan.
  2. Xirmooyin, dhis, sisin, iwm. meel ku ururin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur