dhisaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dh. ah: xirmooyin dhis, sisin iwm oo meel ku urursan.Xirmooyin, dhis, sisin, iwm. meel ku ururin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ahQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Macnaha:(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.ld aah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00