dhise

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Fuundi; wastaad.

fuundi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Nin xirfadda daaraha lagu dhiso yaqaan; wastaad.

wastaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Macallinka daaraha dhisa.