fuundiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha: Nin xirfadda daaraha lagu dhiso yaqaan; wastaad.
wastaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Macallinka daaraha dhisa.