dhisiq
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-qyo, m.dh)
Macnaha:
- Geed weyn, sal balaran, caleemo yaryar, qori adag, har yar leh oo kooraha, fandhaalada iwm laga qoro. ld bisiq, dhosoq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

