dhosoqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dhisiq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhisiqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-qyo, m.dh)Macnaha:Geed weyn, sal balaran, caleemo yaryar, qori adag, har yar leh oo kooraha, fandhaalada iwm laga qoro. ld bisiq, dhosoq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0